Commentary And Analysis
Mareykanka oo 6$ ku Taageeraya Doorashada Soomaaliya Soomaaliya ka taageerayaan doorashada guud ee 2020/2021 balse aaney u yeerin-doonin. Ambassador Yamamoto oo ah safiirka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheeko muuqaal ah uu la yeeshay saxafiyiinta Soomaaliyeed waxaa uu ku sheegay in Soomaalida ay tahay cidda go’aamineysa goorta ay doorashada dhici doonto, laakin ay muhiim tahay in waqtigeeda …